Kheyraadka Guryaha

Hoos waxaa ku yaal xiriiriyeyaasha ilaha guryaha ee laga heli karo gobolka Washington. Haddii aad tahay hoylaawe, u halgamaya sidii aad u heli lahayd guri ama aad u baahan tahay in dib loo dejiyo sabab kastoo jirta, ilahaani waxay ku siin doonaan fursado aad ku sahamiso iyo aqoon ku saabsan ilaalinta guryaha ee Washington.


Dib loo eegay 6/8/2021