Sharciga iyo Socdaalka

Hoos waxaa ku yaal ilaha sharciga ee laga heli karo gobolka Washington. Ogsoonow in kuwani dhammaantood yihiin ilo lagu kalsoon yahay oo leh taariikh la xaqiijiyay oo ah ka caawinta soogalootiga iyo qaxootiga helitaanka wakiil sharci iyo fahamka xuquuqdooda. Ha ka aqbalin talo sharciyeed ilaha aan aaminka ahayn.


Dib loo eegay 10/13/2021